Xildhibaano loo diiday in ay u safraan gobolka Gedo iyo NSA oo sabab u noqotay

Xildhibaanno katirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo kusii jeeday gobolka Gedo ayaa laga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib ammar kasoo baxay taliska nabad sugida Gedo. Xildhibaan Maxamed Daa’uud Cumar oo ka tirsan xildhibaanada Jubbaland ee la celiyay garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay in markii labaad laga hor istaagay in ay ka dhoofaan … Continue reading Xildhibaano loo diiday in ay u safraan gobolka Gedo iyo NSA oo sabab u noqotay